Bishaaro bishaaro bishaaro Dhamaan Somalida Degan London
Posted by admin on February 23 2010 20:02:06

Waxa loogu Bishaaraynaya Dhamaan Somalida Degan magaalada London, gaar ahaan Xaafadaha Barnet, Harrow iyo Brent ama North West of London in iskuul Caalami ah oo caruurtaada kacaawin doona waxbarashada Laga Furay Xaafada Edgware gaar ahaan Burnt Oak area. Hadaba horey u gaar yaan lagaa buuxin, is qoristuna weli way socotaa.

iskuulkan oo lagu baridoono caruurta  Xisaabta, Sayniska, luuqadaha Englishka iyo kuwo kaleba, lagana Caawin Doono waxkasta oo ay ubaahanyihiin si ay waxbarashooda ugu wacnaadaan darajo sarena ugu baasaan imtixaanada.

Fadlan Horay ugaar yuusan kaabuuxsamin ee qor Caruurtaada, horey u wac xafiiska 020 7998 0308






Extended News