Riix Halkan English

Maadooyinka
More Links
 

Deq.Org.UK waa ururuu sameeyay Macalimka waynee Deq Diriye oo in mudo ah ba ka ahaa macalin iskuulka dhexe ee London. Horeyna ugasoo ahaan jiraymacalin dugsi sare magaalada Jeddah ee wadanka Saudi Arabia.

Waxaa kudhaliyay inuu sameeyo ururkan ama websitekan, ka dib markuu arkay dhibaatada ka jirta UmmaddaSoomaaliyeed dhexdeedasiiba xagawaxbarashada caruurta iyo waalidiintaba, ayuu goaansaday inuu hawadageliyo websitekan. Websitekaniwuxuu kaa caawin doonaa dhinacyo badan oo kusaabsan talobixinkusaabsanmaadooyinkaloo dhigocaruurta kuwoodaugu muhiimsan,xaga waalidiinta iyo muqararka iskuulada waxbarshada ee UK.

 

Inkasta oo ay weliku socota shaqoqaarbadan oo ka mid ahwebsitekana hadana, waxaanuaaminsanahayinuuwax badan qaban doono hadii alle idmo oo la dhamaystiro.

 

waxaan idinka codsanaynaa inaadmarba na soobooqata...

 

Deq Diriye

UK

Copyright Reserved 2008 | Deq.org.uk